Xukuumada Somalia & Golaha dhaqaalaha Qaranka oo kulankii ugu horeeyey yeeshay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shir guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga dhaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Golaha Dhaqaalaha Qaranka. Waxaa shirkan looga hadlay sidii looga wada shaqayn lahaa kobcinta Dhaqaalaha Dalka si loo gaaro hadafka guud ee ah in la gaaro isku filnaansho dhaqaale. Intii kulanku uu socday … Continue reading Xukuumada Somalia & Golaha dhaqaalaha Qaranka oo kulankii ugu horeeyey yeeshay (Sawirro)